daajis.com:- Dhagaysiga dacwadda ka dhanka ah saddex dhalinyaro ah oo ku eedaysan inay doonayeen inay ku biiraan ururka Daacish ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota.
Dhagaysigii shalay waxaa su’aalo la weydiinayey mid ka mid ah dhalinyada qiratay inay doonayeen inay u safraan Siiriya, haatanna ku markhaati furaya saddexda dhalinyarada ah.
Waxaa sidoo kale Buuq ku dhexmaray Afaafka Hore ee Maxkmada Qoysaska Dhalay Dhalinyarada Lasoo eedeeyay Iyo kuwa ku Makhraati Furay, waxaana sidoo kale Kala shaki Baahsan soo kala dhex galay Soomaalida Minnesota.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:00 and have
, Published at