daajis.com:- Nin sameeya filimaanta Prank-s loo yaqaan ee qoso-qosolka ah ayaa waxa uu sameeyay Video uu uga yaabsaday dadweynaha ku nool magaalada New York ee dalka Maraykanka.
Ninkan ayaa u soo labistay sida Yahuuda mayalka adag, wuxuuna soo xirtay koofida iyo timaha lagu yaqaan, wuxuuna gacanta soo qabsaday gabar u soo labisatay sida Haweenka Muslinka ay u labistaan oo kale, kadibna waxa uu kaamarada qarsoo uga duubay dadka sida ay u arkaan guurkooda. bal daawo waxa ku dhacay ninkaas.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at