Daawo Video: Wakiilka QM ee Somalia Michael Keating oo ka hadlay Xeerka Madaxwayne Xasan Shiikh Isticmaalay

Daawo Video: Wakiilka QM ee Somalia Michael Keating oo ka hadlay Xeerka Madaxwayne Xasan Shiikh Isticmaalay

daajis.com:- Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Somalia, Michael Keating ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xeerka uu madaxweynaha Soomaaliya ku ansixiyay hannaanka doorashada Soomaaliya ee 2016.


Keating ayaa tallaabada madaxweynaha ku tilmaamay mid muujinaysa in doorashadu ay ku dhici doonto wakhtigii loogu talagalay, Wuxuuna qeexay in xeerka madaxweynuhu uu dastuuri yahay, mar haddii hay’addii sharci dajintu ay go’aan arrintaasi ka soo saari waysay.

Michael Keating ayaa sheegay in shaqada beesha caalamku tahay in doorashadu si nabad ah ku dhacdo, ciddii isku daydana inay carqaladeyso arintaasina ay la macaamili doonaa.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada