daajis.com:- Warbaahinta dalka Jabuuti ayaa soo bandhigtay Muuqaal jawaab u ah maamulka Somaliland, oo sheegay in Axmed Siilaanyo Lagu bahdilay Booqashadii uu ku tagay dalkaasi Jabuuti.
Muuqaalka ayaa waxaa lagu soo bandhigay Fadeexadii Siilaanyo ka raacday Inuu salaan ka qaato Ciidanka, iyadoo uu marba dhinac u jiidayo Raysal wasaaraha dalkaasi, Siilaanyo oo iska hor istaagay Koox ciyaaraysa oo hadana laga ka xeeyay, Madaxwaynaha Jabuuti oo diiday inuu salaamo Xaaska Siilaanyo iyo Waxyaabo kale oo la yaab leh, Waxaana ugu danbayntii la is waydiiyey Xaq ma u leeyahay maamulka Somaliland inuu Jabuuti ugu Cadhoodo waa nala Bahdiley.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:37 and have
, Published at