daajis.com:- Wariyeyaal ka shaqeeya Taleefishin ku yaala dalka Ukraine ayaa waxaa maalin cad soo weeraray sadex nin oo mid kamid ahi ragaasi uu ku hubaysnaa qori.
Ragan ayaa markii hore isku dayay inay Wariyeyaasha gacan kaga adkaadaan laakiin markii ay dareemeen inaysan ku guulaysan doonin feerka ayuu mid kamid ahi ragii weerarka soo qaaday gaarigiisa kala soo baxay qori cabeysan.
Nimankii ayaa dagaalkii kadib goobta ka baxsaday, laakiin waxaa waxyar kadib gacanta ku dhigay booliska dalkaasi Ukraine.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at