daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu xeer Madaxweyne ku meel mariyay heshiiskii Hanaanka doorashooyinka ee hor-yaalay Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, Kaasi oo mudooyinkii ugu danbeeyay la isku Mariyey.
Shir jaraa’id oo uu Madaxweynuhu ku qabtay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu ku sheegay inuu xeer Madaxweyne ku ansixiyay heshiiskaas, kadib markii Baarlamaanka Soomaaliya uu xal keeni waayay.
Madaxweynaha ayaa ka sheekeeyay heerarkii uu soo maray hiigsiga 2016, Wuxuuna Xusay wixii maanta ka dambeeya uu dhaqan galayo xeerka uu soo saaray ee ku saabsan in heshiiska hanaanka doorashada uu dhaqan galayo, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in doorashada ay dhici doonta waqtigii loogu tala galay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at