daajis.com:- Aduunyada weyn ee aad Aragtaa waa ay waayo badantahay Adigoo sugaya ay ku seejineysaa adigoo samrayna waa ay ku siineeysaa murugada iyo Ciilka ma’aha mid Qofka uu gacantiisa ku keensado waa mid ku timaada murugo iyo ciil ku yimaada Qalbigaaga hadaba dhacdadaan ay gabdhaan ka shekeyneyso Waa mid ugub ah oo aan Wili uga Dhicin Soomaalida Dhexdeeda.
Qiso jaceyl tii iigu muragada badneed ee aan dhagesto ama Aan maqlo ayeey aheyd, Aniga ahaan wili ma’aan arag dhagar iyo khiyaano ay si wada jir ah ugu hishiin laba wiil oo Saaxibo ah oo damiirkooda ku iibsaday hal maalin oo ay raaxo Qasab ah uga helaan gabar Walaashood ah oo Soomaaliyeed.
Gabdhaan oo Muuqaal gaaban Soo Galisay Barta ay facebook ku leedahay ayaa Si cad Waxa ay uga Shekeyneysa Wiil ay Jeclaatay oo Shirqool iyo Dabin u dhigay markii ay Aamintay isala markaana ay hooygiisa ugu tagtay balse maxaa kala Qabsaday bal daawo Adigaa Yaab iyo lama filaan Arki doonee.
RIIX HALKAAN

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at