daajis.com:- Waxaa la ogaaday in ay qeyb katahay waxyaabaha khilaafka ka dhex abuuri kara lamaanayaasha is qaba hadii aan laga taxadarin goobaha xasaasiga ah ee jirka sida in timaha laga dhameeyo goobahaan xasaasiga ah.
Timaha dumarka ka soobaxa meelaha xasaasiga ah oo kilkilaha kamid yihiin ayeeysan ragu jacelayn waxaana mararka qaar ay sababi karaan in ay kaa bixiyaan muuqal kaduwan da’da aaada saxda ah.
Waxaa kale oo ay sababi karaan in hadii jirkaagu cadyahay ay ishu qabato taasna ragu intabadan ma jecla sida lagu sheegay daraasadaha lasameeyay sidaa daraadeed newbanaadir.com ayaa ku leh ka taxadar inaad nadiifiso markasta waxaana jira kareemo loogu tala galay in lagu nadiifiyo iyagoon wax
HALKAAN KA DAAWO MUQAALKAAN

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at