Haweeney ku khaldantay 46-Jir xaas leh oo ay u qaadatay 6-jir Iyo Xaaskiiisii oo Ku qaylisay ii dhig Ninkayga (Muuqaal)

Haweeney ku khaldantay 46-Jir xaas leh oo ay u qaadatay 6-jir Iyo Xaaskiiisii oo Ku qaylisay ii dhig Ninkayga (Muuqaal)

daajis.com:- Michelle Mone oo ah haweeney Ingriis ah oo leh shirkad, ayaa la kulantay dhacdo qosol badan kaddib markii goob ay shir ku qabaneysay uu kasoo dhex baxay nin 46-jir ah kaas oo u bax u dhiibay, iyaduna u qaadatay 6-jir dabadeena xambaartay. Xaaska ninkan ayaa kasoo qeylisay dadka dhexdooda waxay tiri “DHIG NINKEYGA”.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada