Maheesataa calamadahaan misane ma iska dareentay hadii aad isku aragto waxad heysata jaceylka dhabta ah

Maheesataa calamadahaan misane ma iska dareentay hadii aad isku aragto waxad heysata jaceylka dhabta ah

Ma dooneysaa in aad si dhab ah u dareento dareemahaada ku aadan qofka aad wada socotaan kaliya isku qabo indhaha meel degan aad hal daqiiqo ka fikir ka dib indhahaada fur oo is weydii 10-kaan su`aal , waxaad ka garaneysa waxa aad qabto isla natiijada kaaga soo baxda jawaabta.

1- Ma ka fikirtaa daqiiqad waliba oo niyaadada ma ku taagan yahay /ku taagan tahay ?.

2- Ma dareentaa in aad qofka aad jecshahay yahay qofka ugu qurxoon uguna wanaagsan aduunka ?.

3- Marka aad dareento in xooga dhib ah ku haysto ma ka fikirtaa qofka aad jecashahay oo ma rabootaa in aad la sheekeysatid ?.

4- Farxad waali ah ma dareentaa marka aad la joogto qofka aad jeceshahay ?.

5- Wadnaha si xowli ah ma kuu garaacmaa marka aad aragto qofka aad jeceshahay ama marka aad telka kala hadleyso oo xitaa marka aad hesho fariin kaaga timaada xagiisa/xageeda oo mobile-ka ah ama emailka ah ?.

6- Diyaar ma u tahay in aan noloshaada u hurto illaa iyo daqiiqada ugu damabeysa noloshaada ?.

7- Ma Ooysaa marka uu xanuunsado qofka aad jecashahay?.

8- Himilooyinkaada ugu weyn ma yihiin in aad nolsohaada dhan aad la joogto qofka aad jeceshahay ?.

9- Ma dareentaa in dunida wax yaal dhan aad adiga leedahay marka aad garab joogto qofka aad jeceshahay ?.

10- Ma laga yaabaa in murago wadnaha kula istaago hadii aad kala hartaan qofka aad jeceyld ? .

Haye ma ka jawaabtay su`aalaha 10-ka ah , maxay tahay natiijadaada midda haa aad ku jawaabtay , ogoow lambar 8 iyo lambar 10 waa jaceylka dhabta ah ee xooggan, lambar 6 iyo 7 waa jaceyl xaqiiqi ah halka 3 iyo 5 yihiin jaceylka bilaawgiis sidoo kale 1 iyo 2 iyana waa kaliya ka hilitaan waana suura gal in jaceyl uu isu rogo.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada