Marabtaa In Jaceylkaaga uusan Qof kale Kugula tartamin Plz Raac Wadadan, Qalinka:-Fanax Fariid

Marabtaa In Jaceylkaaga uusan Qof kale Kugula tartamin Plz Raac Wadadan, Qalinka:-Fanax Fariid

daajis.com:- dad badan ayaa Dhib ku Qaba ruuxii ay Jaceyl Wadaaga ahaayeen oo loo Dib Mareeyo Iyada oo Lala

Saxiixanayo Jaceyl ugub ah.

Hadaba Qayaamooyinkan oo ah Wax caan ka ah Dunidan aynu Taaganahay ayeey 80% Ku Dhaqmaan Qayaamoolooyaasha Jaceylka oo ah Kuwa aan u Bislayn in ay si Nadiif ah ku Gurtaan miraha Kalgacalka.

Waxaad Arkeysaa Dad la ooyaya Kadib Markii lamaantiisii/ Lamaankiisii sidii hore aysan u aheyn, kuwaasoo Mararka qaar ayba Dhacado In tareenka Jaceylka Si sahal ah Looga reeba.

Hadaba Waxaad tahay noole Ha Iska Dhigin daciif ee Hadii Aad rabto in Jaceylkaaga Ruux kale Kugula tartamin

Plz raac wadadan:-

= Marka Hore Isku day in Qofka aad jaceyl Wadaaga Noqoneysaan aad Maskaxdiisa kasbato.

= Sidoo kale Isku day in Qofkaas aad ugu Sheekeyso Waxyaabaha uu Jecel yahay ama uu Xiiseynayo Si

uu Kuugu Hogaansanaado.

= ka Ilaali waxyaabaha carada ku keeni kara Sida Xiriir aad Horey usamaysay inaad ugu sheekeyso.

= Gudoonsii hadiyada una sheeg in Ruuxa aad Nolosha aad wada dhamaysan doontaan in uu isaga/iyada yahay.

Waa Hubantii Haddii Aad Tusaalooyinkan iyo Kuwa kale oo aan idin Qariyay aad Raacdaan inaad Guuleysan

doontaan oo dadka Tusaaloyinka Jaceylka Lagu Hal qabsada aad noqon doontaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada