daajis.com:- Xeebta Liido (Beach) ee magaalada muqdisho ayaa waxaa isbuuc waliba isugu yimaada Dhalinyaro ka kala timaada degmooyinka uu ka koobanyahay gobolka Banaadir, iyagoo halkaasi u dabaal iyo damaashaad taga.
Dhalinyarada goobahan isugu yimaada ayaa waxa Jimco waliba Bandhig isugu soon dabarido Ismaaciil Salaad Daahir oo ku magacdheer (Atooraha Badda) iyo kooxdiisa.
Ismaaciil ayaa wuxuu mustaqbalka rajaynayaa inuu noqdo Atoore Filimada Jilla, wuxuuna dhalinyarada yimaada xeebta Liido u soo bandhigaa Barnaamijyo qosol qosol ku salaysan oo Taabanaya Mawduuyada markaas socda ee sida Tahiibka Dhaliyarada ee Dhanka Badda iyo Dhibaatooyinka ay dhalinta ay kulmaan tahriibka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at