daajis.com:- Wasiiru dawlaha amniga maamulka khaatumo faysal falaalug oo shir jaraaid ku qabtay duleedka magaalada laascaanood ayaa ka digay dhagarta ay maleegayaan maleeshiyaadka maamulka hargeisa, oo uu ku eedeeyay isku day ay dadka deegaanka khasab kaga dhigayaan diwaangalin iyo xuska 18 may, Wuxuuna sheegay inay talaabo adag ka qaadi doonaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at