Muuqaal: Faysal Waraabe oo ka hadlay Dhacdadii Jabuuti iyo maamulka Bariga GOBOLKA SANAAG Looga dhowaaqay

Muuqaal: Faysal Waraabe oo ka hadlay Dhacdadii Jabuuti iyo maamulka Bariga GOBOLKA SANAAG Looga dhowaaqay

daajis.com:- Faysal Cali waraabe oo kusoo noqday magaalada Hargeisa ayaa wuxuu ka hadlay Soo dhowayntii Muranka dhalisay ee Axmed Siilaanyo loogu sameeyay dalka Jabuuti, Wuxuuna eedayn usoo jeediyey dadkii arintaasi dhaliilay, “Qofkasta inuu ka hadlo maaha, Cadowga waynu samaysan naqaan, ee ma diyaar Garoobi na qaano, Intii aynu Afka ka hadlno, ayaynu Qaad u fadhiisanaa”


Dhinaca kale Faysal waraabe ayaa wuxuu ka hadlay maamulka looga dhowaaqay deegaanka Xingalool ee Bariga Gobolka Sanaag, Wuxuuna ku sheegay mid Nafla-caari ah oo aan Shaqayn doonin, Wuxuuna sidoo kale Difaacay Qorshaha lagu wareejiyey dekeda magaalada Berbera.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada