daajis.com:- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan oo laga soo duubay Beerta Nabada ee magaalada Muqdisho iyo Qaybaha kala duwan ee ay ka Kooban tahay.
Beerta Nabada ayaa ah goob ay isugu yimaadaan Bulshada Soomaaliyeed, Kuwaasi oo ku qaata Waqtigooda Firaaqada, sidoo kalana waxaa dadka intooda badan ay halkaasi ku galaan Sawiro ay ku Muujinayaan Dareenkooda Farxadeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at