daajis.com:- Warbaahinta Caalamka iyo tan gudaha dalka Mareeykanka ayaa waxaa aad looga hadal hayaa Sargaal aad u xoogan una dhirir badan oo ka yaabsaday Madaxweynaha dalka Mareeykanka Barack Obama .
Sargaalkan oo lagu magacaabo Donald Thompson ayaa Aqalka cad ee dalka Mareeykanka waxaa lagu gudoon siinayay abaal marin dalacsiin ah balse Madaxweeyne Barack Obama ayaa dhib weyn kala kulmay ka dib markii uu Biladii si fudud ugu xiri waayay .
Madaxweynaha dalka Mareeykanka Barack Obama oo lagu tiriyo Madaxweeynayaasha Dunida ugu dhaadheer ayaa dhirirkiisa waxaa lagu sheegay 1.85 Mitir balse waxaa gudaha Aqalka cad ee Withe House-ka uga yaabsaday Sargaal Donald Thompson.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at