Odayga Maalmahaan Kulanka Macaan Kuma Fiicna Soomaa Oo Waa Uu Ka Caajisan Yahay ? Xal Ayaan Haynaa .

Odayga Maalmahaan Kulanka Macaan Kuma Fiicna Soomaa Oo Waa Uu Ka Caajisan Yahay ? Xal Ayaan Haynaa .

daajis.com:-Baarayaal u dhashay dalka Austria ayaa shegaya in qoraxda oo la isu dhigo in ay xoojinayaan rabitaanka galmada dhanka ragga , maxaa yeelay hormone-ka Testosterone waxa uu ku sara maraa kuulalaah .

Idaacada BBC-da ayaa sheegtay in baaritaankaan lagu sameeyay 2299 ragga ay ku cadaatay in marka ay isu dhigeen qoraxda ay ka qaadeen rabitaan galmo .
Hormone-ka Testosterone ayaa haddii uu hoos u dhaco waxaa yareeneysa rabitaanka galmo ee ninka , waxaana weli socda baaritaan ku aadan arintaan iyadoo guud ahaan la tilmaamo in xilliga kuleelaha in rabitaanka galmo ee ragga uu saro maro., halka wararka qaar sheegeen in haweenka iyana uu sara mareo xiligaas .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada