Ragga Haweenka Dabeecadahaan Leh 1000km Ayay Ka Fogaadaan , Iska Badel Hadii Kale ..

Ragga Haweenka Dabeecadahaan Leh 1000km Ayay Ka Fogaadaan , Iska Badel Hadii Kale ..

Waxaa jira arimo badan oo ay haweenka si ula kac aheyn u sameeyaan balse ragga ka careysiisa , talaabooyinka ogaal la`aanta uga dhaca ayaa laga yaabaa in ay arimo badan oo dhanka ragga ah ku waayaan ,hadaba warcad ayaa kuu soo koobeysa arimahaan ragga neceb yihiin .
1- Ragga waa neceb yihiin haweenka aadka wax uga sheega dhigooda haweenka kale ah .
2- Haweenka maseerka xad dhaafka leh ee uusan maseerkooda xaduuda laheyn .
3- Haweeneyda jecel in ninka la haysto u noqdo oo dooneysa in inta badan waqtigiisa uu iyada kaliya la qaato .
 4- Haweenka uma dul qaadan karaan haweenka wax yaabaha aan micnaha laheyn la ooya .
5- Waa yar yihiin ragga u dul qaadan kara haweeneyda jecel in ay si weyn u soo dukaameysato oo suuqa ku waalan .
6- Haweeneyda hadalka badan , ragga ma jecla haweenka noocaas ah
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada