daajis.com:- iyadoo ay jiraan wax isu sheeg iyo talooyin badan oo ku saabsan sidii aad calafkaaga uga dhex heli lahayd wiil aad isla qaybsataan nolosha; ayaa waxa aad u baahan tahay in aad ahaato gabadh og waxa ay rabto, Hadaba Heegan24.net ayaa ku siineysa Talooyin Muhiim ah Nolashada farxadeeda Kor uqaaday.
Xageen ka heli karaa qofka aan raadinayo:- Meesha ugu fudud, ee ugu dhaqsaha badan ee uu qofku ka heli karo xirri ku dhamaada guur ayaa ah ’internet-ka’ Soomaalida badan ee hada ku mashquulsan isticmaalka internet-ka ayaa waxa xidhiidh ka dhex dhashaa gabdhaha iyo wiilasha adeegsada teknoolajiadan casriga ah..
Iska ilaali qaladaadkan:- Arinta ugu adag ee hortaagan hablaha ayaa ah in ay dadaal badan samayn. Waxa muhiim ah in gabadhu leedahay wax ayadu xiisaynayso “ taas oo ayada ka dhigayam mid shaqsiyan u koraysa, waxaana badanaysa fursada ay kula kulmi karto jacaylka ay raadinayso.
Fadhiga ka kac:- Habla badan ayaan dadaal badan samayn oo u maleeya marka ay waqti badan sugaan in uu u imanaayo wiilkii saxda ahaa.
Wiil kastaa adiga ayuu rabaa:-Marka aad sidaa iska dhaadhicisid in uu wiil kastaa adiga ku rabo ayaa lagaa dareemayaa isku kalsooni, taasina waxa ay noqonaysaa mid dhab ah oo wiil kastaa adiga ayuu ku xiisayn doonaa.
Qodobo aan soo koobnay oo ku caawinaya
Naftaada jeclow:-Hadii aad tahay qof faraxsan ayaa waxa aad noqonaysaa qof soo jiidahsho leh. Dadkuna waxa ay jecelyihiin qofka farxadku ka muu qato ee isku kalsoon.
Yaad raadinaysaa:-? Si fiican uga fikir qofka aad doonayso in aad guursato.
Sidee ayuu ahaanayaa wiilka aad rabtaa, ma mid jaamici ah, mid jecel in uu guriga markasta joogo, mid tareenin sameeya oo jecel sportiga ama mid jecel in uu xafladeeyo?
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at