daajis.com:- Arin yaab badan ayaa waxa ay Jimcihii la soo dhaafay ka dhacday magaalada Stockholm ee dalka Sweden, kadib markii laba wiil oo tuugo barad ahi ay maalin cad dhaceen dukaan lagu iibiyo saacadaha.
labadan wiil oo mid kamid ahi uusan xitaa aqoon sida bistooladda loo isticmaalo ayaa waxa uu isku dayay inuu dadka ka cabsi siiyo, laakiin umaba uusan akayn nin yaqaan sida uu u isticmaali lahaa bistooladaasi hadii la soo weerari lahaa.
Dad boqolaal kor u dhaafayay ayaa daawanayay sida dukaanka loo dhacayo, iyadoo aysan jirin qof xitaa isku dayay inuu wax ku tuuro.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at