Video: Cadar Axmed Kaahin oo Sheeko aad u qosol badan ku cabirtay gobolada Soomaaliya Xaalada ay ku sugan yahiin

Video: Cadar Axmed Kaahin oo Sheeko aad u qosol badan ku cabirtay gobolada Soomaaliya Xaalada ay ku sugan yahiin

daajis.com:- Cadar Axmed Kaahin oo ku nool magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa todobaadkani sheegtay arin qosol iyo xiiso leh kaasi oo ay ku cabirtay marxalada uu dalka Soomaaliya marayo iyo sida Madaxda iyo siyaasiyiinta ay isugu maqan yihiin isla markaana u hanqal taagayaan wadamada shisheeye.


Mar ay ka hadlaysay xaalada ugu danbeysa oo dalka Marayo ayay tilmaamtay iyadoo kaftan u badashay sheekada oo dhan in magaalooyinka Soomaaliya aysanba is aqoonin balse ay yaqaanaan magaalooyinka kale ee caalamka gaar ahaan wadamada Deriska la ah Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada