daajis.com:- Dagaal hub culus leysu adeegsaday ayaa ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo, waxaana dagaalka intiisa badan laga maqlayaa magaalada iyo daafaheeda.
Dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Maleeshiyaad la sheegay inay dhigteen Isbaaro dhaqaale badan looga qaadi jiray gaadiidka iyo dadka shacabka.
Dagaalka ayaa sidoo kale la sheegayaa inay qaaden Ciidamada maamulka Galmudug oo watay Gaadiidka nooca Dagaalka ah kuwaasi oo Gaadiidkooda ku densaday Deegaanka Ceel Aqwaan oo ah halkaasi oo dagaalku ka qarxay, waxaana warar hordhac ah ay sheegayaan inay dagaalka ku dhinteen 4 Ciidan ah Iyadoona Maleeshiyaadka weerarka lagu qaaday ayaa iska caabin xoogan Sameeyeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at