daajis.com:- Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa cashadii ugu danbaysay warbaahinta u sameeyay, waxaana xafladan makarafoon tuurka ee Madaxweynuhu ku nabad galyeeyo warbaahinta iyo Xilka aqalka cad uu Madaxweyne Obama ku soo gaba gabeeyay hadal kooban oo kaftan u badan, ka dibna wuxuu dhulka ku tuuray Makarafoonkii isagoo ku dhawaaqaya Obama wuu tagay.
Xafladan ayaa ah mid si rasmi ah madaxweyne kasta oo xilku ka dhamaaday u qabto, kuna sagootiyo warbaahinta iyo xidhiidhkii rasmiga ahaa ee u dhexeeyay, waxa kale oo uu Obama naqdiyay musharaxiinta labada xisbi ee is reeb reebka doorashada Madaxtinimada ku tartamaya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at