VIDEO:- Shirkad Laga Leeyahay Dalka Turkiga oo Lagu Wareejiyay Shaqo Muhiim u ah Dalka

VIDEO:- Shirkad Laga Leeyahay Dalka Turkiga oo Lagu Wareejiyay Shaqo Muhiim u ah Dalka

daajis.com:- Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa markale shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo qaabilsan baarista shixnadaha ku wareejisay ilaalinta badeecooyinka laga soo dajinayo dekada magaalada Muqdisho.

Shaqada ilaalinta iyo la socodka dhaqdhaqaaqa dekadda ayaa ah mid la doonayo iney qabato dowlada Federaalka Soomaaliya oo aan lagu aaminin hay’ad laga leeyahay dal kale, maadaama ay howlaha iyo sirta dalku aysan haboonayn in gacanta loo galiyo dal shisheye.



Shirkadan laga leeyahay dalka Turkiga ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay iney la socoto dhaq dhaqaaqa iyo wax walba oo ka soo degayo dekkedda magaalada Muqdisho, si ay u ilaaliso in dekada laga soo dajiyo raashiin iyo dawooyin dhacay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada