daajis.com:-Daraasad Cusub oo loo kuur galay ayaan jecelnahay inaan ku cabirno waqtiyada ay dumarku dareemaan farxadaha kuwaasoo mudan in wax loo sheegto si aadan wax ku dhiba ula kulmin.
Hadaba Dumarku waa kuwa inta badan iska faraxsan oo aan lahyn waqti gooni ah oo ay Xanaaqsanyihiin ilaa ay soo wajahdo arimo murugo ku dhaliya.
Daraasadan oo lagu abaaray in dumarku ay aad u farxaan kahor inta aan lagaarin Ballamaha ay lamaankeeda la ballansantahay kuwaasoo ka dhiga mid waqtigeeda dhan fur furnaansho siiya.
Habeenka ay ballamaan & kolka ay wada kulmaanba waxa ay noqotaa mid aad u dareenta Xasilooni iyo farxad u kororta , Habeenkaas kolka ay dulsaarantahay Sariirta iskama hesho hurdo ku filan waana mid maskaxdeeda oo idil siisa kulankii dahabiga ahaa ee xalay.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:30 and have
, Published at