daajis.com:-Waa su’aale waa goormee xiliga uu ninkaaga ku fakaro inuu kula guursado naag kale, mase ku fakirtay waxyaabaha suurta galka ee ku keeni kara inuu jeclaysto inuu labeeyo? daajis.com ayaa kuu haya waqtiyada ninkaaga damci karo qof kale oo dumar ah.
Xiliga aad dhalmo dayso: Cadaadis wuxuu uga yimaadaa ninka dhanka bulshada isaga lagu dhaho waxaad ag fadhidaa qof dhalmada ka dhamaatay waxaana lagula taliyaa in uu guursado gabar yar, taladaas markii dambe noqota in uu meel mariyo ninkaaga talooyinka la siiyay.
Xiliga Uurka: In badan oo ka tirsan ragga ayaa aaminsan in ay naag uur leh aysan ka haboooneen utagis iyo u dhawaasho, waqtiga uurka oo ah mudo bilooyin ah iyo dhalmada oo maalmaha ayaa ragga qaar ku fikiraan in ay guursadaan qof kale.
heleen hoosha kala dhexeysa naagtiisa, ragga qaar ayaa ku fikira kala go’a ku yimid arinta in ay muhiim tahay in uu raadiyo qof kale isaga oo ka fikiraya dareenkiisa, dhacdadaan ayee qabsataa dumarka bil gudaheed 2 mar ku dhaca xeydhka ama mida xeydhkuudu uu gaaro isbuuc.
Adiga oo aadan is qurxin: Is qurxinta waa u muhiim dumarka, waana waxa soo saara heebada ay leeyihiin daajis.com waxaa uu ku leeyahay indhaha ninkaaga maalinkii wuxuu qaban karaa dumar badan oo isaga soo jiita taas oo marka dambe adiga uu arko mid aan laheen hore usocod, daajis ayaa ku leh dumarka joogteeya labiska waa kuwa inta badan la soo xasuusto.
Shakiga: Adiga oo la daba kaca ninkaaga shaki iyo waxyaabo isaga aad cadaadis ku saareeo ayaa marka dambe keenta in uu ninkaaga ku fakiro in hadii uu naag qabin xitaa sidaa markasta looga shakiye wuxuuna ku fikiraa laba joorba ma eed la aan doontid iska guurso.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:30 and have
, Published at