Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.

Xariif Ma Tihid Inta Sidaan Sameneyso Xilliga Kulanka Macaanka Lagu Jiro Ee Iska Badel.

daajis.com:-Ragg badan ayaa ciyaarta sariirta sameeya iyaga oo aan ka hor marin baashalin iyo xod xodasho ay u sameynayaan gabarta , taasina waxaa ka dhalaneysaa in haweeneydu dareento xanuun oo ka hor istaagaya in ay hesho macaanka ama gariirka galmada .

Ninka uma baahna sdia haweeneyda baashaalin badan oo romansi ah balse haweeneyda waxa ay u baahan tahay in badan oo baashaalin ah si ay ugu raaxeysato ciyaarta una gaarto gariirka galmada .

Ogoow haweeneyda waxa ay gariirka galmada gaari kartaa kullamaa mudada baashaalinta ay badato .



Waxa ayna khubarada arimaha qoyska ee daajis.com sheegayaan in 65% haweenka ay niyad jab ka qaadaan kulanka nooca aan laheyn istiinka iyo romansiga .

Baashaalinta hab gaar ah malaha balse lamaane waliba qaab gaar ah ayay isu baashaliyaan , muhiimada waxa ay tahay in ciyaarta ka hor la helo muddo ku filan oo cirka la isku soo taabsiin karo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada