Bernie Sanders oo ku Dhawaaqay inuu Taageerayo Hillary Clinton (VIDEO)

Bernie Sanders oo ku Dhawaaqay inuu Taageerayo Hillary Clinton (VIDEO)

daajis.com:- Ninka tartanka adag kula jiray Haweeneeyda kula loolamaysay xilka Madaxweynenimada ee dalka Maraykanka ee Bernie Sanders, ayaa ku ballan qaay inuu taageeri doono Hillary Clinton.

Xildhibaankan Bernie Sanders ayaa waxaa uu tartan adag la soo galay Hillary Clinton ee ay isku xisbi ka wada tirsan yihiin.

Senator Sanders ayaa sheegay inuu doonayo inuu la shaqeeyo Hillary Clinton si ay uga hortagaan in Donald Trump uusan Xilka kaga Guulaysan.
Xisbiga Dimoqraadiga ayaa hada waxaa musharax u ah oo Donald Trump la tartami doona haweenaydan Hillary Clinton oo waqti badan ku soo jirtay Siyaasadda dalka Maraykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada