Daawo:- 18-Ruux oo ku dhaawacmay Dagaalkii HALGAN, oo Qaar kamid ah Madaafiic ku dhacday iyo Xaaladooda

Daawo:- 18-Ruux oo ku dhaawacmay Dagaalkii HALGAN, oo Qaar kamid ah Madaafiic ku dhacday iyo Xaaladooda

daajis.com:- Dhaawaca 18 ruux oo rayid ah oo ka mid ahaa dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay dagaal culus oo aroornimadii Saakay ka dhacay Tuulada Halgan ayaa la gaarsiiyay isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne.


Dadkan oo u badan Haween iyo Carruur ah ayaa qaarkood qaba dhaawacyo culus, waxaana jirkooda ka muuqanaya firirka madaafiic ku haleeshay guryahooda,

Dhaawacyada qaar ayaa durbaba loo gudbiyay saalada qaliinka isbitaalka halkaa oo ay kula tacaalayaan dhaqaatiirta oo sheegay in ay jiraan dad dhaawacyo culus qaba.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada