DAAWO: Booliska hindiya oo qabtay dad kelyahooda iibiyay & lacagta lakala siisto

DAAWO: Booliska hindiya oo qabtay dad kelyahooda iibiyay & lacagta lakala siisto

daajis.com:- Ciidamada booliska dalka Hindiya ayaa sheegay inay ogaadeen ganacsi si sharci daro ah looga ganacsado kalyaha bini adamka ooo lagu kala iibsado cisbitaal kamid ah kuwa gaarka loo leeyahay ee caasimada Delhi.


Ciidamada booliska ayaa sheegay inay muddo dheer ku daba jireen sidii ay u qaban lahaayeen falalka noocan ah ee foosha xun. dadka shacabka ayaa la sheegay inay tagaan cusbitaalka APOLO iyada oo halkii kali laga siisto lacag dhan 6 kun oo Dollar si ay ugu maaraystaan noloshooda.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada