daajis.com:- Ciidamada Itoobiya ayaa maanta soo gaalay Deegaanka Balidhiig oo ka mid ah Deegaanada Dhaca Xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya iyagoo Halkaasi ku Jeex-jeexay Calanka maamul Goboleedka Somaliland.
Goobjooge ku sugan magaalada Balidhiig, oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyey Qaabka Ciidamada Liyuu booliska ee Itoobiya ay kusoo galeen magaalada iyo Sida ay wax u dhaceen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:45 and have
, Published at