daajis.com:- Nin Cadaan ah oo ku dhashalay Dalka Newzealand oo Lagu magacaabo Steave ayaa wuxuu Mudo La Noolaa Soomaalida, Taasi oo keentay inuu Barto Luuqada Soomaaliga Isagoo ugu hadla si wanaagsan, Waxaana sidoo kale ay Soomaalidu u bixisay Cumar Warsame.
Wariye C.salaan Hereri ayaa wuxuu ku waraystay magaalada Auckland ee dalka Newzealand, Wuxuuna sheegay in Soomaalida uu tilmaami karo oo keliya Qofkii Muddo lasoo Dhaqmay ” Soomaalidu waa dad caqli Badan, hadii ay Fursad helaan, waxay leeyihiin Maskax Fiican”, Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at