daajis.com:- Faysal Cali Waraabe ayaa wuxuu si calaacal ah ug ahadlay Shaqaaqo dhowaan ka dhacday Deegaanka Jaamac-dubad ee Hoos Yimaada magaalada Gaashaamo halkaasi oo dad ku dhinteen, Isagoona sheegay inay u haystaan Ciidanka Liyuu Booliska oo ayna u haysan Itoobiya.
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh , ayuu sheegay inuu maamulka Somaliland ka dhigay Dawlad goboleedka Lixaad ee maamulada dalka, kadib markii ay kasoo dhex muuqdeen Gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna sheegay inuu dagaal cadaystay Madaxwayne Xasan ” War Bal Nacaskaa daya Xasan sheekh, Sool iyo Sanaag ayuu Siiyey Puntland, oo doonayaa inuu C.wali Gaas ka taliyo, Inagu Cunista Qaadka ayaynu lasoo fadhinaa, Morgan ayaa Boosaaso soo fadhiistay, oo la inagu Qabsiiyey” ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at