daajis.com:- Gabadh Soomaaliyeed oo Xaas ah ayaa waxay sheegtay inuu Nin kale oo Jin ah u Galmoodo, Kaasi oo ay u dareento sida Ninkeeda oo kale, waxayna sheegtay in marka uu Howshiisa Qabsanayo ay Seexato oo ay Hurdo Qababto. waxayna Waydiisay Sheekh Maxamed Cabdi UMAL “Sidee isaga Celiyaa Ninka Jinka ah, Haduu ii tago Qubays miyaa igu Waajibay ileen waan Dareemayaa, JIN iyo INSI ma is guursan karaan” ?
Sheekh UMAL ayaa wuxuu sheegay inay tahay Wax dhaca Arintaasi, Wuxuuna xusay inuu Jinku la samayn Karo Galmo, sheekha ayaa Sidoo kale Sheegay in Qofkaasi hadii uu qasban yahay oo aanu Danbi lahayn, Laakiin Haduu Macaansado ay tahay Denbi, Sidoo kale wuxuu sheegay Inaanu qof ka dhali karin, Islamarkaana ayna is guursan karin Jin iyo Insi”
Ugu danbayntii Sheekh maxamed Cabdi Umal ayaa wuxuu soo Bandhigay Sida ugu Haboon ee la isaga Celin Karo iyo Adkaarta la isaga Celiyo Shayaadiinta.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:00 and have
, Published at