daajis.com:- Garsoore u dhashay Dalka Mareykanka kana tirsan Maxkamada sare ee dalkaasi, ayaa dad badan ka yaabsaday kadib markii Xukun uu ridayay kala tashtay wiil yar oo shan sano jir ah.
Waxaa Maxkamad la horkeenay nin ku eedeesnaa kiis dacwo la xariira nidaamka wado marista, waxaana ninkan markii uu Garsooraha ku amray in uu istagao dhinac istaagay wiil uu dhalay oo 5-sano jir ahaa , waxaana arintaasi wax ka badashay dareenka garsooraha xukunka ridayay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at