Daawo:- Heesaaga Caanka ah ee Meat Loaf oo ku Suuxay Goob uu ka Heesayay

Daawo:- Heesaaga Caanka ah ee Meat Loaf oo ku Suuxay Goob uu ka Heesayay

daajis.com:- Fanaanka weyn ee ku soo caan baxay Heesta “I’d Do Anything for Love (But I Won’t Do That)” Meat Loaf ayaa waxa uu ku suuxay garoon weyn ee uu ka heesayay, kadib markii uu xanuun ku soo booday.

Heesaagan u dhashay dalka Maraykanka ayaa waxa uu ka heesayay fagaara weyn oo ku taala magaalada Edmonton ee dalka Canada.


Dadkii daawanayay markii uu heesaagani xanuunkii ku soo booday ayaa waxa ay moodeen in waxa uu suubinayay ay kamid ahayd show-ga uu dhigayay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada