daajis.com:- Masuul u hadlay Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa si adag uga Jawaabay hadalo kala duwan oo dhowaan kasoo yeedhay qaar kamid ah Jaaliyadaha Beesha Isaaq, Kuwaasi oo ka hadlay Shaqaaqo dad ku dhinteen oo dhowaan ka dhacday Duleedka Gaashaamo.
Wuxuu sheegay inay dagaalka bilaabeen Kooxo Doonayey inaan la cashuurin, Sidoo kalana wuxuu sheegay in C.raxmaan Cirro uu doonayo inuu Shacabka ku nool Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya kasoo saaro, si uu Cod uga Helo doorashada uu la geli doono Axmed Siilaanyo.
Sidoo kale Xubno Hanjabaad u diray ayaa ku sheegay inay ka dhigan yihiin DUKHSI, oo ayna waxba yeeli Karin, Itoobiya iyo Dawlad degaanka Soomaalida.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:37 and have
, Published at