daajis.com:- Waxaa magaalada Buuhoodle kulan ku yeeshay Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Khaatumo iyo Golaha Deegaanka ee Buuhoodle, iyagoo Baaq Nabadeed kasoo saaray Colaad dhowaan kasoo Cusboonaatay Koonfurta Gobolka Sool.
Waxgaradka Iyo odayaasha dhaqanka ee beelaha Dhulbahanta ayaa sidoo kale la sheegay inay ka Gaabiyeen Doorkoodii ku aadaana Nabadaynta.
Ugu danbayntii maamulka Somaliland oo ka Faa’iidaysanaya Xurgufta Labada Beelood, ayaa loogu baaqay inuu Faraha kala baxo iyadoona lagu eedeeyay in olaada iyo dhiiga daatay oo door wayn ku leeyahay maamulka somaliland, kaasi oo la sheegay inuu ka shaqaynayo Fidno iyo colaad.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:42 and have
, Published at