daajis.com:- Tiro badan oo Tahriibayaal ayaa kusoo caariyey xeebaha dalka Liibiya oo laga aruurinayey tan iyo shalay, dadkan ayaa la rumeysan yahay inay saarnaayeen Dhowr doonyood oo maalmihii lasoo dhaafay bada ku degay. Sidookale waxaa si wayn loo hadal hayaa in Soomaali kujirto.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAFADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:18 and have
, Published at