Daawo:- Muqdisho iyo Bisha barakeysan ee Ramadaan

Daawo:- Muqdisho iyo Bisha barakeysan ee Ramadaan

daajis.com:- Maalinta oo ku beegan 6 bisha June ayaa inta badan dalalka Islaamka kow ka tahay bisha Ramadaan, iyadoo dalalka Sacuudiga iyo dhowr kale laga arkay bisha Soon.

Magaalada Muqdisho ayaa si weyn looga diyaar garoobay bisha barakeysan ee Ramadaan, waxaana si xolwi ah u socda ganacsiga raashinka, cabitaanka, khudaarta iyo quudul daruuriga oo bisha Ramadaan ay dadka si xoogan u iibsadaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada