daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo todobaadkan lagu soo qaatay Qodobo Xiiso badan.
Barnaamijka ayaa waxaad ku daawan doontaan ” Warbixin dheeriya oo ku saabsan Dilkii loo gaystay Dul-yadeyn oo ka tirsanaa Saraakiisha Kooxda Al-shabaab ee Abaabulay weerarkii Gaarisa, Hay’ado Caalami ah oo bilaabay inay Iibsadaan Dalagyada kasoo baxa Soomaaliya iyo barnaamij lagu daah furay oo lagu qabtay Muqdisho Iyo Qodobo kale oo Xiiso leh.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:00 and have
, Published at