Daawo Muuqaal: Shacabka Boorame oo si yaab leh uga hadlay Prof: Axmed Samatar oo ku Biiray Xisbiga Muuse Biixi

Daawo Muuqaal: Shacabka Boorame oo si yaab leh uga hadlay Prof: Axmed Samatar oo ku Biiray Xisbiga Muuse Biixi

daajis.com:- Waxaa lagu wadaa in munaasibad magaalada Boorama Loogu qabto Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo la sheegay inuu ku Biiray Xisbiga KULMIYE,  ee uu Hogaamiyaha ka  yahay Muuse Biixi Cabdi oo Xiligii SNM dhibaato ba’an ka gaystay Gobolka Awdal.

Shacabka ku dhaqan magaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal ayaa aragtidooda ka dhiibtay Go’aanka Axmed Samatar ee ah inuu ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Waxayna ku sheegeen inay tahay Ayaan Daro, Inuu maanta Daba fadhiisto Askari, Isagoo Aqoon yahan ah, Sidoo kalana dadka qaarkood ayaa ku dhaliilay maamulka S.land inuu yahay NGO uu Reer gaar ah leeyahay, Iyagoo tusaale usoo qaatay Sadexda Xisbi Hogaankooda.

Dhinaca kale qaar kamid ah Shacabka ayaa soo dhoweeyay go’aankiisa, Iyagoo sheegay inuu wax ka badali doono.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada