DAAWO: Nin Turkish ah oo taageerayay xulkiisa Qaranka oo bur-buriyay gurigiisi kadib markii xaaskiisu ka yaabsatay

DAAWO: Nin Turkish ah oo taageerayay xulkiisa Qaranka oo bur-buriyay gurigiisi kadib markii xaaskiisu ka yaabsatay

daajis.com:-  Halkan waxaan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal ilaa shalay qabsaday shabakadaha caalamiga ah ee lagu xidhiidho kaas oo muujiaya nin Turkish ah oo taageerayay xulka qarankiisa oo bur-buriyay TV-ga uu daawanayay iyo laptop-kiisi kadib markii xaaskiisu isaga oon arkayn ka damisay dhawr jeer Telafishanka , bal daawo sida wax u dhaceen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada