DAAWO:- Qisooyinka Quraanka oo lagu soo qaatay Cadaalada – Sh. Siciid Cali

DAAWO:- Qisooyinka Quraanka oo lagu soo qaatay Cadaalada – Sh. Siciid Cali

daajis.com:- Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta.


Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo siina fidi, ajar baa kuugu jira, waxaana maanta Barnaamijka lagu soo qaatay Midaynta Mujtamaca , Waxaana soo Jeediya Sheikh Siciid Ali.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada