Daawo: Qisooyinka Quraanka oo lagu soo qaatay Nebbi Yuusuf iyo Walaaladii

Daawo: Qisooyinka Quraanka oo lagu soo qaatay Nebbi Yuusuf iyo Walaaladii

daajis.com:- Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta.Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno.


Qisada Nabi Yusuf iyo walaalihii waa qiso ka mida qisooyinka cajiibka ah ee uu Quraanku ka sheekeeyay. Casharada laga faa’idaysan karo qisadan ayuu ku saabsanyahay barmaamijka 13 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka.
Fadalan daawo siina fidi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada