DAAWO Qosolka: Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka hadlaysa Cuntada Iyo Dhaqanka Soomaalida “ILOVE Banana”

DAAWO Qosolka: Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo ka hadlaysa Cuntada Iyo Dhaqanka Soomaalida “ILOVE Banana”

daajis.com:- Wakiilka QM u qaabilsan dalka Soomaaliya Micheal Kearing iyo danjiraha Soomaaliya u joogta wadanka Britin ee xarunteeda tahay magaalada Muqdisho Harriet Mathews ayaa labadoodaba todobaadkani ku sugnaa magaalada London ayaa waxa ay ka hadleen xaaladaha iminka ka aloolsan wadanka Soomaaliya.

Wariyaha Talaveshinka Universal C/xafiid Maxamud Jaamac ayaa su’aalo dhowr ah oo muhiim ah weydiiyey labadasi masuul balse muuqaal gaaban oo hor dhac ah oo la soo geliyey barta Youtube ayaa ah mid xiiso badan iyadoo Harriet Mathews ay ka hadashay raashiinka ay ugu jeceshay cuntada Soomaaliya waxayna sheegtay in ay ka hesho Bariiska, Mooska iyo Weliba Cambuulada waxayna daba dhigtay in ay sidoo kale jeceshay Qaraha ama Xabxabka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada