Daawo: Sagal Salaad Cusmaan oo lagu diley magaalada Muqdisho

Daawo: Sagal Salaad Cusmaan oo lagu diley magaalada Muqdisho

daajis.com:- Rag hubeysan ayaa degmada Hodon ee magaalada Muqdisho Wariye Sagal Salaad Cusmaan oo ka tirsaneyd shaqaalaha Radio Muqdisho. Wariye Sagal Salaad ayaa la sheegay in lagu dilay agagaarka Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.


Dad ku sugnaa goobta gabadha lagu dilay ayaa sheegay in dabley hubeysan ay Wariye Sagal Salaad ku dileen afaafka hore Jaamacada Plasma ee ku taala Xaafada Banaadir. Kooxihii dilka geystay ayaa la sheegay in ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada