daajis.com:- Askar ka tirsan ciidamada milateriga dowladda Soomaaliya oo dadka si farsameysan u dhici jiray ayaa la qabtay xili ay ku howlanaayeen dhac ay u geysanayeen dad shacab ah.
Ciidamada amaanka ayaa qabtay Labo askaro oo milateriga ka tirsan iyo nin darawal ka ahaa mooto bajaaj ay ku socdeen, taasoo dadka ag joojin jiray, kadibna wixii ay haystaan ka qaadan jiray.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:00 and have
, Published at