Daawo: Soomaalida Norwey oo Xaaladu ku adkaatay, Gudiyo ay samaysteen iyo Lacago ay Bilaabeen inay iska Guraan

Daawo: Soomaalida Norwey oo Xaaladu ku adkaatay, Gudiyo ay samaysteen iyo Lacago ay Bilaabeen inay iska Guraan

daajis.com:- Jaliyadda Norway ayaa sameysatay guddi ka kooban sagaal xubnood kuwaas oo haween u badan, waxaana gudigan lagu magacaabaa “Gudiga xaquuq raadinta Soomaalida”.


Soomaalida Norwey oo mudomiyinkii ugu danbeeyay Culays xoogan uu kasoo fuulay dhinaca Dawlada Norwey oo sheegtay inay Sharciyada kala Noqon doonto, ayaa waxay Qabsadeen Garyaqaan caan ka ah dalkaasi, Iyagoo bilaabay inay iska Aruuriyaan dhaqaale ay siiyaan, si Xaquuqdooda uu u difaaco.

Waxaa sidoo kale meesha ka baxday dadkii Soomaaliyeed ee sheegan jiray inay kasoo jeedaan maamulka somaliland iyo Qabashada Xafladii 18-May, Maadaama ay dhamaantood isku dhiibeen inay ka yimaadeen Koonfurta Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada