daajis.com:- Taageerayaasha dalka Ingariiska ayaa dagaal aan waxba la isku reeben la galay taageerayaasha ka soo horjeeda ee dalka Ruushka, boliiska Faransiiska ee magaalada Marseille ayaa maalintii seddexaad isku dayaya inay kala dhex galaan dhalinyaradani.
Ciyaarta u dhexeysey xulalka kubadda cagta ee England iyo Russia ee ka dhacdey Stade Velodrome habeenkii xalay (Sabti) ayaa ku dhamaatey 1-1, Dalka Ruushka ayaa goolka barbardhaca la yimid daqiiqadii u danbeysey, kadibna waxaa garoonka ka bilowdey rabshado.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:15 and have
, Published at